| |


WASAARADDA XOOLAHA
SOMALI MINISTRY OF LIVESTOCK |
Wasaaradda Xoolaha waxay diyaar idin la tahay inay ka shaqayso sidii loo horumarin lahaa xoolaha iyo caafimaadkood. Wasaaradda Xoolaha waxay kamid tahay Wasaaraddaha hadda looga fadhiyo sidii ay u badbaadin lahayn xoolaha Soomaaliyeed ee la ciribtirayo kuwaasoo aynan waddamada shisheeye marnaba u dhaxaynin inay ka nabaadguuraan Soomaaliya.
Wasaaradda Xoolaha waxay hadda xafiis ku leedahay Xafiiska Madaxtooyadda Qaranka meeshaasoo ay wada deggan yihiin wasaaraddaha dowladda oo dhan.